Real Madrid ayaa toban kulan oo xiriir ah waxab guuldaro ah ana ku dhicin iyadoo ku ceyareesa Santiago Bernabéu.

Guushii xoogganeyd ee Real Madrid ay ka gaartay Valencia Sabtidii waxay ka dhigan tahay guushoodii 10-aad oo xiriir ah oo ay ka gaarto La Liga garoonka Santiago Bernabéu, waana guushoodii ugu dheereyd ee ay gurigooda ku gaaraan tan iyo 2013.

Real Madrid ayaa toban kulan oo xiriir ah waxab guuldaro ah ana ku dhicin iyadoo ku ceyareesa Santiago Bernabéu.

Xilikii ugu danbeesay waxay aheyd 14_kulan oo looka badin gurikeeda sandkii Sebtembar 2013_dii.

Waxay ahayd bilow aad u fiican xilli ciyaareedkii ugu horreeyay ee Xabi Alonso garoonka Real Madrid, iyadoo Los Blancos ay guuleysatay 13 ka mid ah 14 kulan oo ay ciyaareen tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *