Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa sheegay in Erling Haaland uu hadda la mid yahay labada ciyaaryahan ee ugu fiican kubadda cagta, Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo.
Haaland ayaa dhaliyay goolashiisa 26aad ee xilli ciyaareedkan kooxdiisa iyo wadankiisa.

Haaland ayaa dhaliyay goolashiisa 26aad ee xilli ciyaareedkan kooxdiisa iyo wadankiisa.

Guusha ka dib, tababaraha Man City ayaa sheegay in “saameynta” xiddiga reer Norway ay la mid tahay labada halyeey ee kubadda cagta, Messi iyo Ronaldo, kuwaas oo muddo dheer ku dagaallamayay heerka xirfadeed intii ay ku jireen xirfadahooda kubada cagta.