
Messi ayaa yri waxaan rajeynayaa inaan ka ciyaaro kalo Koobka Adduunka 2026.
Intii lagu guda jiray wareysiga, Messi wuxuu sheegay in haddii lakaaro, uu rajeynayo inuu matalo Argentina Koobka Adduunka 2026. Wuxuu qirtay in ka qaybgalka Koobka Adduunka uu had iyo jeer ahaa riyadiisii.
Dhanka kale, wuxuu ugu baaqay Major League Soccer inay dabciyaan xayiraadaha saaran saxiixyada ciyaartoyda si kor loogu qaado horumarinta horyaalka.
By.dlepro.com