Burnley Arsenal 0_2 Gyokeres iyo Rice oo Gunners ka dhigay inay hogaanka Premier League sii dhereerstan.

Viktor Gyokeres iyo Declan Rice labaduba waxay ahaayeen kuwa shabaqa soo taabtay iyagoo labada goal ee kulan ka kala dhalsheen.
Goalkii victor Gyokeres ee cawa aya ah midkii 6_aad ee xilli ciyaartkn uu Arsenal u dhaliyo.