
Liam Delap ayaa lagu wadaa inuu u safro Wolverhampton si uu u ciyaaro kulanka wareega afraad ee Carabao Cup ee Chelsea iyadoo Enzo Maresca uu sheegay in weeraryahankiisu uu diyaar u yahay inuu markii ugu horreysay soo muuqdo tan iyo bishii Agoosto.
Waxa ay noqon doontaa wax la yaab leh in la arko Delap oo ku soo bilaabaya safka goowad ee chelsea tan iyo August.