Manchester united ayaa Solskjaer ka dhigaysa musharaxa ugu cadcad ee loo magacaabi doono xilka si ku meel gaarka ah.
Weeraryahankii hore ee Manchester United iyo tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa qarka u saaran inuu si lama filaan ah ugu soo laabto kooxda, sida ay hadda xaqiijiyeen David Ornstein iyo …
Manchester united ayaa Solskjaer ka dhigaysa musharaxa ugu cadcad ee loo magacaabi doono xilka si ku meel gaarka ah. Read More