Manchester united ayaa Solskjaer ka dhigaysa musharaxa ugu cadcad ee loo magacaabi doono xilka si ku meel gaarka ah.

Weeraryahankii hore ee Manchester United iyo tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa qarka u saaran inuu si lama filaan ah ugu soo laabto kooxda, sida ay hadda xaqiijiyeen David Ornstein iyo …

Manchester united ayaa Solskjaer ka dhigaysa musharaxa ugu cadcad ee loo magacaabi doono xilka si ku meel gaarka ah. Read More

Matic ayaa sheegay in tababarihii hore ee Man United uu ahaa mid cajiib ah “uusan u qalmin in la eryo”

Nemanja Matic ayaa ka hoos ciyaaray afar tababare shantii xilli ciyaareed ee uu kooxda joogay, iyadoo afarta tababare ay ahaayeen Jose Mourinho, Ole Gunnar Solskjaer, Michael Carrick iyo Ralf Rangnick …

Matic ayaa sheegay in tababarihii hore ee Man United uu ahaa mid cajiib ah “uusan u qalmin in la eryo” Read More