Gossip: Chelsea ayaa xiiseyneysa Vinícius, iyadoo diyaarineysa dalab 150 milyan euro ah.

Sida laga soo xigtay wargeyska Olé ee Argentina, Chelsea ayaa xiisaynaysa saxiixa Vinícius waxayna qiimeynaysaa dalab dhan €150 milyan. Xilli ciyaareedkan, Vinícius wuxuu ku dhibtooday qaab ciyaareedkiisa Real Madrid, isagoo …

Gossip: Chelsea ayaa xiiseyneysa Vinícius, iyadoo diyaarineysa dalab 150 milyan euro ah. Read More

Manchester united ayaa Solskjaer ka dhigaysa musharaxa ugu cadcad ee loo magacaabi doono xilka si ku meel gaarka ah.

Weeraryahankii hore ee Manchester United iyo tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa qarka u saaran inuu si lama filaan ah ugu soo laabto kooxda, sida ay hadda xaqiijiyeen David Ornstein iyo …

Manchester united ayaa Solskjaer ka dhigaysa musharaxa ugu cadcad ee loo magacaabi doono xilka si ku meel gaarka ah. Read More