Gary Neville Ayaa Yiri Ruben Amorim wuxuu u muuqdaa mid aan ku faraxsanayn maamulka Manchester United.

Gary Neville ayaa aaminsan hadaladii dhawaan uu Ruben Amorim u jeediyay warbaahinta inay calaamad u tahay in tababaraha Manchester United uusan ku qanacsanayn maamulka Old Trafford. Laakiin Jamie Carragher ayaa …

Gary Neville Ayaa Yiri Ruben Amorim wuxuu u muuqdaa mid aan ku faraxsanayn maamulka Manchester United. Read More

Roberto Carlos oo la dhigay Isbitaal ku yaal Brazil sababo la xiriira xaalada Caafimad ee dhanka Wadnaha ah..

Baaritaan caafimaad oo caadi ah intii lagu jiray fasax Brazil ayaa noqday mid cabsi weyn ku abuuray halyeeyga Real Madrid. Roberto Carlos, oo hore u ahaa ciyaaryahan iyo hadda safiirka …

Roberto Carlos oo la dhigay Isbitaal ku yaal Brazil sababo la xiriira xaalada Caafimad ee dhanka Wadnaha ah.. Read More