Liverpool 1-0 Real Madrid: Alexander-Arnold oo ku jeesjeesay iyadoo Alonso uu mar kale guuldarro kala kulmay Anfield..

Dib u soo kabashada Liverpool ayaa sii socotay iyadoo 1-0 kaga badisay Real Madrid tartanka Champions League, iyadoo oo goalka galiya ee garoonka uu dhaliyay Alexis Mac Allister. Kooxda hoggaamineysa …

Liverpool 1-0 Real Madrid: Alexander-Arnold oo ku jeesjeesay iyadoo Alonso uu mar kale guuldarro kala kulmay Anfield.. Read More

Cristiano Ronaldo Oo Magacabay Koox Wayn Oo Aan Horyaalka Premier League Qaadi Doonin Xilli Ciyaareedkan

Kabtan-ka Al Nassr, Cristiano Ronaldo, ayaa ka hadlay tartanka horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan, isagoo meesha ka saaray in Manchester United ay fursad u leeyihiin ku guuleysiga horyaalka. Ronaldo, oo …

Cristiano Ronaldo Oo Magacabay Koox Wayn Oo Aan Horyaalka Premier League Qaadi Doonin Xilli Ciyaareedkan Read More

Xabi Alonso Ayaa Sheegay Qorshaha Uu Ku Burburin Doono Liverpool Kulanka Cawa Ee Champions League

Xabi Alonso ayaa qorshe weyn diyaarinaya si uu Liverpool ugu garaaco garoonkooda Anfiel kulanka cawa. Markii uu ka hadlayay qorshihiisa ciyaarta, Alonso wuxuu yiri:“Cawa ma imaan karno halkaan annagoo fadhiid …

Xabi Alonso Ayaa Sheegay Qorshaha Uu Ku Burburin Doono Liverpool Kulanka Cawa Ee Champions League Read More