JODE BELLINGHAM AYAA HALIS UGU JIRA IN LAGANAAXO..

Bellingham ayaa fal gabaxsan gubada cagata ka baxsan sameyay.Bellingham wuxuu u muuqday inuu kaftan ku sameeyay Barcelona intii lagu jiray El Clasico.

Markii labaad kaas oo ciyartii xalyBarcelona markeey dhamaatay sameyay.Xilli rakeeryasha Barcelona dood kakeneen.Bellingham ayaa sidoo kale u muuqday inuu ku biiray kooxda, isagoo ku qoray Instagram guushii ka dib: “Hadalku waa raqiis. HALA MADRID SIEMPRE!!!”

By.dlepro.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *