Skip to content
November 11, 2025

dlepro

  • Home
  • Sports
  • premier league
  • champions league
  • la liga
Main Menu

Sports

Sports / Football

33 gool oo Messi dhaliyay 21 kulan: rikoor aysan Haaland, Mbappe iyo Kane ka jabin karin…

November 1, 2025November 1, 2025 - by dlepro - Leave a Comment

Saddex ka mid ah weeraryahannada ugu fiican adduunka ayaa isku dayay inay ku dhawaadaan rikoorka lacibka reer Argentina iyo kooxda Miami ee LIONEL MESS. Messi ayaa weli haysta mid ka …

33 gool oo Messi dhaliyay 21 kulan: rikoor aysan Haaland, Mbappe iyo Kane ka jabin karin… Read More
Sports / Football

Xabi Alonso Oo Hambalyo U Diray Kylian Mbappé Kadib Markii Uu Ku Guuleystay Kabta Dahabka Yurub

October 31, 2025October 31, 2025 - by dlepro - Leave a Comment

Tababaraha Real Madrid Xabi Alonso ayaa u hambalyeeyay Kylian Mbappé kadib markii uu ku guuleystay Kabta Dahabka Yurub 2025, wuxuuna amaanay joogteynta iyo heerka ciyaareed ee weeraryahanka reer France. Alonso …

Xabi Alonso Oo Hambalyo U Diray Kylian Mbappé Kadib Markii Uu Ku Guuleystay Kabta Dahabka Yurub Read More
Sports

Juventus oo tababare u magacawday tababarihii hore ee Talyaaniga Spalletti..

October 31, 2025October 31, 2025 - by dlepro - Leave a Comment

Kooxda Serie A ayaa Khamiistii sheegtay in Juve ay u magacawday tababarihii hore ee Talyaaniga Luciano Spalletti inuu noqdo tababare ilaa dhammaadka xilli ciyaareedkan, ka dib markii la ceyriyay Igor …

Juventus oo tababare u magacawday tababarihii hore ee Talyaaniga Spalletti.. Read More
Sports / Football

Xlada dhawac lacibka xulka France iyo gooxda PSG ee Désiré Doué

October 30, 2025October 30, 2025 - by dlepro - Leave a Comment

Désiré Doué oo ka tirsan PSG ayaa garoomada ka maqnaan doona muddo dheer ka dib dhawa soo garay.. Désiré Doué (20 sano jir ah) ayaa diyaar u ah inuu maqnaado …

Xlada dhawac lacibka xulka France iyo gooxda PSG ee Désiré Doué Read More
Sports / Football

Napoli ‘waxay bilaabaysaa isku dayga ay ku dooneyso Kobbie Mainoo’ bisha Janaayo..

October 30, 2025October 30, 2025 - by dlepro - Leave a Comment

Napoli ayaa isku diyaarineysa inay tijaabiso go’aanka Manchester United toddobaadyada soo socda ka dib markii Kobbie Mainoo uu ku guuldareystay inuu ka tago Old Trafford xagaagii hore. Napoli ayaa qorsheyneysa …

Napoli ‘waxay bilaabaysaa isku dayga ay ku dooneyso Kobbie Mainoo’ bisha Janaayo.. Read More
Sports / Football / premier league

Maamulka Liverpool Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalka Arne Slot Kadib Guuldaradii Crystal Palace.

October 30, 2025October 30, 2025 - by dlepro - Leave a Comment

Go,aanka Liverpool ee ku aaddan Arne Slot ayaa la shaaciyay ka dib markii Liverpool ay la kulmeen guuldarradii lixaad toddobadii kulan ee ugu dambeeyay, islamarkaana ay ka hareen cup Carabao …

Maamulka Liverpool Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalka Arne Slot Kadib Guuldaradii Crystal Palace. Read More
Sports / Football

Enzo Maresca oo cambaareysay casaankii “ceebta lahaa” ee Chelsea ka qaadatay Liam delap…

October 30, 2025October 30, 2025 - by dlepro - Leave a Comment

Chelsea ayaa heshay sagaalki gulan ugu Danbesay shan casaan ah. Enzo Maresca ayaa dhaleeceeyay casaankii anshaxa ee “ceebta leh” ee Chelsea ka dib markii Liam Delap laga saaray ciyaarta wareega …

Enzo Maresca oo cambaareysay casaankii “ceebta lahaa” ee Chelsea ka qaadatay Liam delap… Read More
Sports / Football

Kooxda Juventus ayaa lagu wadaa inay Luciano Spalletti u magacawdo tababare cusub

October 29, 2025October 29, 2025 - by dlepro - Leave a Comment

Luciano Spalletti ayaa lagu wadaa inuu noqdo tababaraha cusub ee Juventus. Waxaa la filayaa in tababaraha Talyaaniga uu saxiixo heshiis hal sano ah ilaa dhammaadka xilli ciyaareedka iyadoo la siinayo …

Kooxda Juventus ayaa lagu wadaa inay Luciano Spalletti u magacawdo tababare cusub Read More
Sports / Football

Juventus Ayaa Lugu Wadaa Ineey Soo Bandhikto Macalinkeeda Cusub Ee Luciano Spalletti

October 29, 2025October 29, 2025 - by dlepro - Leave a Comment

Maanta ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo tababaraha cusub ee Juventus spalletti. Xilli taagerayasha Juventus ay ku kaceen Mamulka kooxda sababo laxiriira macalinka cusub ee Juventus. Kas oo sawir tatu …

Juventus Ayaa Lugu Wadaa Ineey Soo Bandhikto Macalinkeeda Cusub Ee Luciano Spalletti Read More
Sports / Football

Lionel Messi Oo sheegay Ciyaaryahankii Ugu fiicna Taariikhda Kubadda Cagta

October 29, 2025October 29, 2025 - by dlepro - Leave a Comment

Laacibkii hore Barcelona, PSG ,Lionel Messi, ayaa sheegay in halyeygii geeriyooday ee Argentina, Diego Armando Maradona, uu yahay GOAT-ka cayaaryahanka ugu fiicna taariikhda kubadda cagta. Messi, oo mar walba lala …

Lionel Messi Oo sheegay Ciyaaryahankii Ugu fiicna Taariikhda Kubadda Cagta Read More

Posts pagination

Previous 1 2 3 4 Next

Recent Posts

  • Friedkins ayaa lagu booriyay inay dalab weyn ka gudbiyaan weeraryahanka Man Utd Zirkzee si uu ugu soo biiro Roma..
  • Lamine Yamal ayaa laga saaray liiska ciyaartoyda Spain la ciyaari doonto Georgia iyo Turkey.
  • Julian Nagelsmann oo ku eedeeyay xiddigaha Liverpool inay sabab u yihiin dhibaatooyinka Wirtz…
  • Booqashada Camp Nou, Messi: Ku soo noqo meeshii aan tabayay…
  • Sababta Liverpool ay uga mudaaharaadeyso ‘Go’aanka VAR ee muranka dhaliyay’ ee ka dhashay guuldaradii Man City…

Archives

  • November 2025
  • October 2025

Categories

  • champions league
  • Football
  • Italiy_serie A
  • la liga
  • premier league
  • Sports
  • Italiy_serie A
Copyright © 2025 dlepro.
Powered by WordPress and HitMag.