Gary Neville Ayaa Yiri Ruben Amorim wuxuu u muuqdaa mid aan ku faraxsanayn maamulka Manchester United.

Gary Neville ayaa aaminsan hadaladii dhawaan uu Ruben Amorim u jeediyay warbaahinta inay calaamad u tahay in tababaraha Manchester United uusan ku qanacsanayn maamulka Old Trafford. Laakiin Jamie Carragher ayaa …

Gary Neville Ayaa Yiri Ruben Amorim wuxuu u muuqdaa mid aan ku faraxsanayn maamulka Manchester United. Read More

Kooxaha Manchester City, Liverpool iyo Man Utd oo ku heshiiyay inay la wareegaan adeega Antoine Semeyo.

Antoine Semenyo ayaa mararka qaar Premier League u iftiimiyay Bournemouth, qandaraaskiisana waxaa la macno ah inuu si fudud u heli karo bisha Janaayo iyadoo Manchester City, Liverpool iyo Manchester United …

Kooxaha Manchester City, Liverpool iyo Man Utd oo ku heshiiyay inay la wareegaan adeega Antoine Semeyo. Read More