Matic ayaa sheegay in tababarihii hore ee Man United uu ahaa mid cajiib ah “uusan u qalmin in la eryo”

Nemanja Matic ayaa ka hoos ciyaaray afar tababare shantii xilli ciyaareed ee uu kooxda joogay, iyadoo afarta tababare ay ahaayeen Jose Mourinho, Ole Gunnar Solskjaer, Michael Carrick iyo Ralf Rangnick …

Matic ayaa sheegay in tababarihii hore ee Man United uu ahaa mid cajiib ah “uusan u qalmin in la eryo” Read More

Ferdinand ayaa sheegay Mainoo waa inuu ka tagaa ManchesterUnited, Hadda wuxuu luminayaa xirfadiisa ciyaareed.

Xiddigii hore ee Manchester United Rio Ferdinand ayaa dhawaan cusbooneysiiyay barnaamijkiisa gaarka ah, kaasoo uu walaac xooggan ka muujiyay xaaladda ciyaaryahanka khadka dhexe ee Red Devils Kobbie Mainoo, isagoo si …

Ferdinand ayaa sheegay Mainoo waa inuu ka tagaa ManchesterUnited, Hadda wuxuu luminayaa xirfadiisa ciyaareed. Read More