Manchester United ayaa wadahadallo la yeelatay Jorge Mendes oo ku saabsan xiddiga Borussia Dortmund Karim Adeyemi.

Sida laga soo xigtay Sky Sport Manchester United ayaa ka mid ah kooxaha wadahadallo la yeeshay wakiilka Karim Adeyemi, Jorge Mendes. Weeraryahanka Borussia Dortmund ayaa dhaliyay saddex gool 13 kulan …

Manchester United ayaa wadahadallo la yeelatay Jorge Mendes oo ku saabsan xiddiga Borussia Dortmund Karim Adeyemi. Read More

Garsooraha Arsenal iyo Tottenham oo la xaqiijiyay iyadoo go’aanka Premier League uu halis gelinayo Mikel Arteta…

Horyaalka Premier League ayaa xaqiijiyay dhammaan magacaabista garsoorayaasha kulamada isbuucaan – iyadoo Michael Oliver uu qaban doono kulanka North London Derby. Mikel Arteta ayaa durba dareenkiisa si cad u muujiyay …

Garsooraha Arsenal iyo Tottenham oo la xaqiijiyay iyadoo go’aanka Premier League uu halis gelinayo Mikel Arteta… Read More

Ciyaaryahanka kooxda Man Utd Sesko ayaa garoomada ka maqnaan doona muddo bil ah ka dib dhaawac jilibka ah.

Weeraryahanka Manchester United Benjamin Sesko ayaa lagu wadaa inuu seego muddo bil ah dhaawac jilibka ah oo uu ka soo gaaray kulankii Tottenham Hotspur. Tababaraha kooxda Ruben Amorim ayaa markii …

Ciyaaryahanka kooxda Man Utd Sesko ayaa garoomada ka maqnaan doona muddo bil ah ka dib dhaawac jilibka ah. Read More

Liverpool ayaa siisay Konaté dalab kaas oo ka dhigi doona mid ka mid ah ciyaartoyda ugu mushaharka badan ee Liverpool.

Sida laga soo xigtay warbixintii ugu dambeysay ee ka soo baxday Sky Sports Liverpool ayaa dalabkii ugu dambeeyay ee qandaraas kordhinta u gudbisay Ibrahima Konaté, iyadoo ciyaaryahanka la filayo inuu …

Liverpool ayaa siisay Konaté dalab kaas oo ka dhigi doona mid ka mid ah ciyaartoyda ugu mushaharka badan ee Liverpool. Read More