Arsène Wenger Oo fah_fahshay Sida Mbappé U Fashilay Difaaca Barcelona Kulankii xalay

Arsene Wenger ayaa amaanay weeraryahanka France ee kooxda Real Madrid Kylian Mbappé kaddib door muhiim ah oo uu ku lahaa guushii 2-1 ee El Clásico, isagoo tilmaamay sida uu si xeelad leh uga faa’iidaystay khaladaadka difaaca kooxda Barcelona.

Wenger oo la hadlayay BBC Sports ayaa yiri:“Barcelona waxay wayday Inigo Martinez oo khibrad badan leh. Sidoo kale kama maqnayn oo keliya Martinez, laakiin Lewandowski iyo Raphinha oo iyana ahaa laba ciyaaryahan oo khibrad leh. Barcelona maanta adgeesi la’aan ayey muujiyeen.”Wenger wuxuu sheegay in Mbappé uusan kaliya mid ku tiirsanayn xawaare, balse uu si aqoon leh u qorsheeyey dhaqaaqiisa:Wuxuuna ku daray intaa 9 kulan uu Ka hor yimid Barcelona in uu ka dhaliyay12 gooal.

By.dlepro.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *