AC Milan oo bartilmaameedsaneysa weeraryahanka West Ham – Wararka Suuqa Kala Iibsiga.

Wargayska Talyaaniga ee Corriere dello Sport ayaa sheegaya in AC Milan ay isku dayi karto inay ka faa’iidaysato xaaladda iyadoo 32 jirkan geyneysa San Siro.

Fullkrug ayaa yimid west _ Ham sanadkii 2024 isagoo sumcad weyn ku leh ka dib markii uu si guul leh ula soo qaatay Borussia Dortmund isla markaana uu soo bandhigay qaab ciyaareed wanaagsan tartanka UEFA Euro 2024.

“Isagoo lala xiriirinayay AC Milan xagaagii 2024, ciyaaryahankii hore ee Borussia Dortmund wuxuu doorbiday inuu isku dayo Premier League.”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *