Ruben Amorim ayaa taageero weyn ka helay xiddigii hore ee Man Utd xilli kulamadi ugu danbesay oo badinayay..

Ruben Amorim ayaa taageero weyn ka helay xiddigii hore ee Man Utd xilli kulamadi ugu danbesay oo badinayay..

Ruben Amorim ayaa markii ugu horreysay saddex guul oo Premier League ah gaaray iyadoo kooxdiisa Manchester United ay dareen ka reebtay ciyaaryahankii hore ee Danny Welbeck ka dib guushii ay ka gaareen Brighton.

Kooxda Red Devils ayaa sii wada inay horumariso, guuleheda xiriirka ah.

By.dlepro.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *