Hordhac: Kooxaha ugu sarreeya miiska kala sarreynta Real Madrid iyo Barcelona ayaa isku arki doona kulanka ugu horreeya ee El Clasico xilli ciyaareedkan.

Barcelona oo dooneysa inay shan guul oo isku xigta ka gaarto Clásico

Iyo real Madrid oo rabta iney soo ceshato guulihii kulankaa

Markii ugu dambeysay ee Blaugrana ay afar kulan oo isku xigta ku guuleysato Clásicos waxay ahayd intii u dhaxaysay 2008 iyo 2010, markaas oo tababare Pep Guardiola uu ahaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *