Daafaca Real Madrid Huijsen ayaa xanuun gumaarka ah qaba, waxaana la marsiin doonaa baaritaan…

Sida laga soo xigtay The Athletic, daafaca Real Madrid Huijsen ayaa la ildaran xanuun gumaarka ah, waxaana la marsiin doonaa baaritaan.

Wararka ayaa sheegaya in daafaca Real Madrid Huijsen la filayo inuu maro baaritaan ka dib markii uu la kulmay dhawac xaga gumaarka ah intii uu ku jiray tababarka xulka Spain.

Huijsen oo 20 jir ah laguma darin Xulk Spain ee ciyaarta ay la yeelanayaan Georgia.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *